Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Argagixisada Al-shabaab oo dad shacab ah ku dilay Sh.Hoose

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
7 years ago
in Wararka
0
Argagixisada Al-shabaab oo dad shacab ah ku dilay Sh.Hoose
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

 Maleeshiyada argagixisada Alshababa oo ku caan baxday daadinta dhiiga shacabka ayaa goob fagaare ah oo ku taala deegaanka Sablaale ee gobolka Shabeelada Hoose ku toogtay 4 qof oo kamid ahaa dadka shacabka ah oo beeralayda deegaanadaasi kamid ah.

Goobta toogashada ayaa waxaaa ku sugnaa qaar kamid ah Shacabka deegaanka Sablaale oo indhohoodi ku arkayay tacadiga Alshabaab ay ku hayaana umadda Soomaaliyeed,taasi oo keeni karta in shacabku ay ku kacaan Shabaab,si ay uga aar goostaan.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

Dadka sida xaqdarada ah ay u dileen argagixisada Alshabaab ayaa kala ahaa.

1: Ayuub Xassan Buraale

2: Xassan Cusmaan Cali (Abayle)

3: Xassan Faarax Maxamad (Gambiye)

4: Xuseen Xassan Geelle .

Maleeshiyada Alshabaab ayaa caado ka dhigatay in ay banaystaan dhiiga shacabka Soomaaliyeed,iyagoo ku dhaqaaqaya falal fool xun oo diinta Islaamka sal iyo raad toona ku lahayan,basle iyagu ay si xaqdaro ah ku dilaan dadka shacabka ah ah oo aan waxba galabsan.

Previous Post

Guddoomiye Isboortiga G.Banaadir Md. Xasan Aadan Xaaji Yabarow Wiish oo soo xiray tartanka kubadda Cagta lamaha degmada Howlwadaag

Next Post

Ciidamada xoogga dalka oo la wareegay deegaanka Tooratooroow “Dhageyso”

Next Post
Ciidanka kumaandooska oo gacanta ku dhigay horjooge ku sugnaa deegaanka Toorotoorow “SAWIRRO”

Ciidamada xoogga dalka oo la wareegay deegaanka Tooratooroow "Dhageyso"

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In