Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Arsenal oo Koobka FA Cup-ka ka Reebtay Kooxda Manchester United ”SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Ciyaaraha
0
Arsenal oo Koobka FA Cup-ka ka Reebtay Kooxda Manchester United ”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Manchester United ayaa ka hartay koobka FA Cup-ka,ka dib markii garoonkeeda Old Trafford ay 1-2 uga badisay kooxda Arsenal.

Kooxda Arsenal ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 26-aad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Nacho Monreal.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Nacho gool Nacho gooolNacho celeeNacho cele

Ciyaaryahan Wayne Rooney ayaa daqiiqadii 29-aad ee ciyaarta gool bareejo ah u dhaliyay kooxda Manchester United.

Roneey golRoney goolRoney celeRoneey celeRoney celeeSad

Ciyaaryahan Danny Welbeck ayaa daqiiqadii 62-aad ee ciyaarta goolka labaad ee guusha u dhaliyay kooxda Arsenal.

Wel goolWel celeceleCalee

Ciyaaryahan Welbeck ayaa ku hor dabaal degay taageerayaasha kooxdiisii hore ee Manchester United.

Ciyaaryahan Angel Di Maria ayaa daqiiqadii 76-aad ee ciyaarta kaarka casaanka ah ka qaatay kooxda Manchester United,kadib markii uu qabtay funaanada garsoorihii ciyaarta Michael Oliver.

RedRedOut

Kooxda Arsenal oo uu hogaamiyo macalin Arsene Wenger,islamarkaana daafacaneysa koobka FA Cup-ka ayaa u soo baxday Semi-finalka koobka.

Kooxda Manchester United oo uu hada hogaamiyo macalin Louis van Gaal 11-sano kuma guuleysan koobka FA Cup-ka.

Previous Post

Ra’iisul Wasaarayaasha Soomaaliya iyo Ethiopia oo ku kulmay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia ”SAWIRRO”

Next Post

Kooxda Juventus oo Sii Kordhisay Dhibcaha ay ku Hogaamineyso Horyaalka Talyaaniga

Next Post
Kooxda Juventus oo Sii Kordhisay Dhibcaha ay ku Hogaamineyso Horyaalka Talyaaniga

Kooxda Juventus oo Sii Kordhisay Dhibcaha ay ku Hogaamineyso Horyaalka Talyaaniga

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In