Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Askar Xulafada NATO ka tirsan oo Afghanistan lagu diley

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Askar Xulafada NATO ka tirsan oo Afghanistan lagu diley
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Militiriga Mareykanka ayaa sheegay in qarax is miidaamin ah lagu diley sadex kamid ah ciidanka gaashaan buurta NATO bariga wadanka  Afghanistan.

Waxay sheegeen in askari  Amerikaan ah in labo kale oo Afghanistaan ahi lagu dhaawacay weerarkaas dhacay maanta oo Axad ah, qaraxa ayaa lala beegsaday askar roodo ku jirtay, hase yeeshee warka ka soo baxay militiriga Mareykanka laguma sheegin dalalka ay u dhasheen askarta la diley.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Weerarkan ayaa waxaa mas’uuliyadiisa sheegatay kooxda Taliban.  Wahida Shahkar,  oo ah afhayeenka barasaabka gobolka  Parwan, ayaa sheegay in weerarka uu ka dhacay meel aan ka fogeyn caasimadda gobolkaas ee  Charakar.

Xulafada NATO si rasmi ah ayay u soo afmeereen howlagalkooda Afghanistaan sanadkii 2014, laakiin waxaa wali halkaas ka jooga askar taageero xirfad dhisid ah siinaya ciidanka wadankaas oo qaadaya weerada ka dhan ah kooxaha Taliban iyo Alqaacida.

Previous Post

Deg Deg: Ra’iisul wasaaraha oo magacaabay wasiiru cusub

Next Post

Al-Shabaab oo ku dilay qof Muslim ah Salaad ku jira

Next Post
Al-Shabaab oo ku dilay qof Muslim ah Salaad ku jira

Al-Shabaab oo ku dilay qof Muslim ah Salaad ku jira

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In