Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

AUN: Fanaankii weynaa Cabdi Tahliil oo lagu aasay Magaalda Muqdisho+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
AUN: Fanaankii weynaa Cabdi Tahliil oo lagu aasay Magaalda Muqdisho+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Allah ha u naxariistee waxaa qabuuraha iskuul boloosiyo ee Magaalada Muqdisho maanta lagu naasay fanaankii weynaa ee Cabdi tahliil Warsame oo muddo ka badan 15 sano ku xanuunsanayay muqdisho.

Aaska cabdi tahliil warsame ayaa waxaa ka qeyb-galay maareeyaha golaha murtida iyo madadaalada qaranka ,abwaano,fanaaniin iyo ehelada marxuumka.

Related posts

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

March 30, 2026
Geneva: Soomaaliya oo Ka Qaybgalaysa Shir Caalami ah oo Looga Hadlayo Tahriibka

Geneva: Soomaaliya oo Ka Qaybgalaysa Shir Caalami ah oo Looga Hadlayo Tahriibka

March 30, 2026

Cabdiwali Maxamed Jaamac madaxa howl-galka ee hobada waaberi ayaa ka hadalay taarikhda allaha ha naxariistee marxuumka oo ay isla soo shaqeeyeen waxaane uu alle uga baryay in janadiisa ka waraabiyo.

Wasiirka Wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo  ehelada marxuumka ku booqday  gurigooda ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid cabdi Tahliil warsame.

Abwaan  saciid maxamed xarawi iyo abwaan Cabdirisaaq Axmed Geedi Aaqiro oo labaduba ka tirsan  abwaanada Hoobalada  waaberi ayaa iyagane ka tacsiyadeeyay geerida marxuumka .

Allah ha naxariistee Cabdi Tahliil warsame ayaa ku dhashay deegaanka wardheer sanadku marku ahaa 1952 waxaana waxbarashada dugsiga sare uu ku qaatay Magaalada baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaana sidoo kale kooxda waaberi uu ku biiray 1971.

Tags: AUN: Fanaanki weynaa Cabdi Tahliil oo lagu aasay Magaalda Muqdisho+Sawirro
Previous Post

Wasaaradda Warfaafinta oo ka tacsiyadeysay geeridii ku timid allah ha u naxariistee Cabdi Tahliil warsame

Next Post

Qorshaha Ka falcelinta Fatahaadaha si loo gargaaro boqolaal kun oo Soomaali ah oo ku nool 29 degmo

Next Post
Qorshaha Ka falcelinta Fatahaadaha si loo gargaaro boqolaal kun oo Soomaali ah oo ku nool 29 degmo

Qorshaha Ka falcelinta Fatahaadaha si loo gargaaro boqolaal kun oo Soomaali ah oo ku nool 29 degmo

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

March 30, 2026
0

Ciidamada Xoogga Dalka oo ku jiray maalmahan hawlgal sifayn ah ayaa gaaray magaalada Baydhabo, ka dib markii ay waddada dheer...

Geneva: Soomaaliya oo Ka Qaybgalaysa Shir Caalami ah oo Looga Hadlayo Tahriibka

Geneva: Soomaaliya oo Ka Qaybgalaysa Shir Caalami ah oo Looga Hadlayo Tahriibka

March 30, 2026
0

Wafdiga ka socda Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya, oo ay hoggaamineyso Guddoomiyaha Guddiga Dr. Maryam Qasim Axmed, ayaa...

Ciidamada Xoogga Dalka ayaa howlgalo culus Ka sameeyay Deegaano dhaca Shabellaha hoose

Ciidamada Xoogga Dalka ayaa howlgalo culus Ka sameeyay Deegaano dhaca Shabellaha hoose

March 30, 2026
0

Ciidamada Xoogga Dalka gaar ahaan Ururka 203 Guutada 20aad Qeybta 1aad Kumaan Dooska GorGor ayaa howlgalo Amni Xaqiijin iyo sifeyn...

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta heshiis Is-afgarad la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In