Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo ka qeyb galay Munaasabadda Xuska 26-ka juun
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa caawa uga qeyb galay Xarunta Dowladda Hoose ee Xamar xuska munaasabadda 26-ka Juun, waxaana uu shacabka...
Read more











