Wasiirka Amniga Qaranka ee Xukuumadda Somalia, Md C/risaaq Cumar oo ay wehliyaan Taliyaha NISA, Gen C/raxmaan Maxamad Tuuryare, Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Gen Bashiir Maxamad Jaamac,...
Read moreMunaasabad Kooban oo lagu qabtay Xarunta Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ee Comanda Boliisiya ayaa waxaa Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed waxa uu kaga dhawaaqay munaasabadaasi in Dowladda Soomaaliya ay dalcsiisay laba...
Read moreMadaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta soo saaray amar dib loogu furayo 13 xawaaladood oo ay dowladiisa xirtay labo bilood ka hor,ka dib markii lagu eedeeyay in ay lacag...
Read moreMuqdisho, 18 June , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku ammaaney Wasaaradda Waxbarashada hirgelinta imtixaanka mideysan ee shahaaddada dugsiga sare oo si habsami leh uga...
Read moreWasiirka dhalinyarda iyo Isbortiga Maxamed Cabdullaahi Xasan Nuux iyo wafdi uu hogaminayao ayaaka qayb galay ciyaaro orad ah oo lagu gu xusayay maalinta ka hortagaga guddniinka Fircoonigaoo ka dhacay garoonka...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ugu horeyn waxaa uu tagay Dugsiga Yaasiin Cismaan oo kamid ah xarumaha uu ka socdo imtixaanka shahaadiga ah ee wasaaraddawaxbarashada ay ka qaadeyso ardada...
Read moreShirka golaha wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa looga doodey xeerka Nidaamka Garsoorka Federaalka oo ay soo diyaarisay wasaaradda Cadaaladda, shirka waxaa guddoominayey kusimaha Ra’iisul wasaaraha ahna wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka...
Read moreMunaasabad Balaaran oo lagu taageerayay Malaaqa Xamar iyo Xamar Daye Malaaq Xasan Malaaq Maxamed Malaaq Wehliye , ayaa waxaa lagu Qabtay wadanka Holland iyadoona Munasabadaas ay ka soo qeybgaleen ,Waxgarad,Siyaasiyiin...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho