Munaasabadan oo qayb ka ah barnaamijka soo nooleynta Dhaqanka, Farshaxanka iyo Ciyaaraha oo ka socdey qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir ayaa tababar dhinaca Farshaxanka loogu furay Arday ka...
Read moreMunaasibad lagu xusayey maalinta xorriyadda dalka Talyaaniga oo uu ka qeyb-galay ku simaha madaxweynaha iyo madax kale ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Munasabadaas lagu xusayey labada bisha June oo ah...
Read moreSiminaarkan oo socon doono muddo saddex cisho ah waxaa lagu baran doonaa arrimo ay ka midyihiin badqabka Saxafiga, sida ugu wanaagsan ee ay ku wada shaqeyn karaan hay’adaha amniga, Maxkamadaha...
Read moreMudaneyaasha Baarlamaanka ayaa maanta ku leh xaruntooda magaalada Muqdisho. Xidlhibaan Maxamed Cumar oo ka mid ah xoghaynta baarlamaanka ayaa Radio Muqdisho u sheegay in goluhu uu ka hadli arrimo ay...
Read moreCiidammada ammaanka ayaa xalay howl gal ay ka sameeyeen magaalada Muqdisho ku soo qabtay lacago been-abuur ah iyo dad lagu tuhunsan yahay inay ka tirsan yihiin kooxaha nabadda diidan sida...
Read moreCadaado, 02, June, 2015…..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke ayaa kulan balaaran xalay la qaatay Haweenka ka qayb galaya shirka maamul u samaynta Gobolada Dhexe iyo...
Read moreCiidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Xalay weerar ku qaaday Deegaanka lagu magacaabo Tooratoorow oo hoostaga gobalka Shabeelaha Hoose halkaas oo ay hore dadka ugu dhibaateyn jireen maleeshiyaadka Ururka Gummaadka Umadda...
Read moreIsagoo wareysi siinayay Radio Muqdisho gudoomiyaha gobolka Galgaduud mudane Xuseen Cali Wehliye Cirfo ayaa waxaa uu ka hadlay dagaalo maalmihii la soo dhaafay ka dhacay gobolkaas degaanoi dhaca xaduudka uu...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho