Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomalaiya mudane Xasan Sheikh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalmahaan ku sugnaa magaalada Abuuja ee dalka Nigeria ayaa waxaa lagu soo waramayaa in uu gaaray magaalada...
Read moreDeeqda ay maanta ku wareejisay gudiga badbaadinta iyo samatabixinta qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool dhibaateysan dalka Yemen marwada koowaad ee madaxweynaha Jamhuuriyadda marwo Qamar Cali Cumar ayaa waxaa ay tahay...
Read moreMogadishu, 30 May 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo...
Read moreRoobabkaan oo watay Dabayllo qabow ayaa ka da,ay goobo badan oo ka mid ah magaalada iyo Nawaaxigeeda, iyadoo muddo gooban ay istaageen isku socodka dadka iyo gawaarida, roobabka yaa biyo dhigay waddooyin...
Read moreWasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, ayaa ugu baaqay Maamullada Somaliland, Puntland, iyo Jubbaland in ay xoojiyaan ka qeyb-galka gurmadka loo fidinayo dadka dib ugu soo laabanaya dalka kana soo cararaya dagaallada...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan kula qaatay xarunta Madaxtooyadda Nigeria Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Fedraalka Nigeria Mudane Muhammadu Buhari. Labada Madaxweyne ayaa ka wada-hadlay...
Read moreKulankan oo ahaa kulan Sadex geesood ah oo dhex maray dowlada soomaaliya Hay'adaha caalamig ah iyo wadamada deeq bixiyaasha ayaa maanta lagu qabtay magaalada Nairobi, waxaana shirkan looga hadlayey arrimaha...
Read moreBarnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay arrimaha Federaalka, gaar ahaan dhismaha maamullada gobollada Banaadir, Hiiraan, Shabeellaha Dhexe iyo kan gobollada dhexe oo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho