Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho
WARKA HABEEN 20.05.2015 (partial)
Read moreWARKA HABEEN 20.05.2015 (partial)
Read moreHey’adda Hormuud Foundation ayaa Guddiga Badbaadinta iyo samatabixinta Qaxootiga Soomaaliyeed ee Dalka Yemen ugu Deeqay deeq lacageed oo gaareysa 100,000(boqol kun oo dolar) oo loogu talo galay in lagu caawiyo...
Read moreTababarkani oo ay bixinayaan Saraakiil ka socota Howl-galka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa Waxaa ka Faa'iideysan Doona 33-Askari oo ka tirsan ciidamada Booliiska Gobolka Hiiraan. Munaasabada furitaanka tababarka oo...
Read moreWasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, oo weheliyaan masuuliyiin ka tirsan maamulka Jubba, ayaa maanta kormeer howleed ku tagey jiida hore ee fariisimaha ay dagan yihiin ciidamada ka...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Cabdulle ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Muqdisho guddiga bad-baadinta iyo samata bixinta Qaxootiga Soomaaliyeed ee Yemen, waxaana uu warbixin la xiriirta Qaxootiga...
Read moreIsbitaalka Dhimarka ee Cosoble oo laga furay xaafadda Cali Geeddi ee degmada Kaaraan ayaa qaabila dadka qaba xanuunsanaya Dhimirka, kuwaasoo isugu jira kuwa maskaxda looga jiro iyo kuwo isticmaalay Daroogada....
Read moreMadaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Safiirka imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Mohamed Al-Cutmani . Kullan gaar ah ee Madaxweyne Gaas la...
Read moreKulanka baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya maanta ku yeeshay xaruntiisa magaalada Muqdisho oo uu shir gudoominayay Prof Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari gudoomiyaha golaha shacabka ayaa waxaa lagu waday in uu...
Read morekulan loogu diyaar garoobayo qaadista imtixaanaadka sanad dugsiyeedka 2014 iyo 2015 ee deegaannada Puntland ayaa maanta lagu qabtay magaalada Garoowe, waxaanakasoo qeybgalay macalimiin iyo kormeerayaal waxbarasho oo loo diyaar gareynayo inay qaadaan imtixaanka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho