Wasiirka Warfaafinta XFS oo Muqdisho ka furay shirweynaha ansaxinta Istiraatiijiyada Qaranka ee isku-xirka xiriirka warbaahinta
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, Mudane, Daa’uud Aways Jaamac ayaa goordhow Muqdisho ku daah-furay shirka ansaxinta Istiraatiijiyadda Qaranka ee isku-xirka xiriirka warbaahinta ee hay’adaha dowladda, maamul goboleedyada iyo gobolka...
Read more











