Qaban qaabada xuska maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed ee 15-ka May oo ka socda Muqdisho
Qaban qaabada xusaka maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed oo ku asteysan maanta ayaa ka socota Muqdisho iyo gobollada kale ee dalka. Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ayaa Maalmahanba ku howlanayd diyaarinta Munaasabadda weyn...
Read more









