Xoghayaha Arrimaha Dibadda Dowladda Mareykanka, John Kerry ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay dalka Jabuuti, iyadoo Garoonka Jabuuti ay ku soo dhaweeyeen madax ka tirsan Dawladda Jabuuti,oo uu horkacayay...
Read moreGudoomiyaha G/banaadir Ahna Duqa Magaaladda Muqdisho jeneral Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab ayaa tacsi u diray Eheladii Iyo Asxaabtii uu ka baxay Allaha u Naxariiste Gudoomiye kuxigeenkii amniga iyo Siyaasadda Degmada...
Read moreMunaasabadan oo ahayd mid uu xilka kula waregaayay taliyaha cusub ee ciidanka booliska Soomaaliya sareeye guuto Maxamed Sheikh Xasan Xaamud ayaa maanta lugu qabtay dugsiga tababarka ciidammada booliska Soomaaliyeed ee...
Read morealla ha u naxariistee Abwaan Maxamed Cumar Nuur Nidaamiye oo ka mid ahaa bahda fanka Soomaaliyeed mudo dheerna ku jiray howlaha fanka ayaa maanta ku geeriyooday isbitaal ku yaala caasimada...
Read morealla ha u naxariistee abwaan Nidaamiye oo ka mid ah abwaanada Soomaaliyeed mudo dheerna ka howl galayay warbaahinta qaranka Soomaaliyeed ayaa goor dhaw oo maanta waxaa uu ku geeriyooday isbitaalka...
Read moreShirkaas wasiirada caafimaadka wadamada Jaamacada Carabta ugu soo gabagaboobay dalka Masar ayaa waxaa Soomaaliya uga qayb galay wasiirka caafimaadka xukuumada Soomaaliya marwo Xaawo Xasan Maxamed labo maalin oo uu socday...
Read moreGurayXaaji Xasan milkilaha hotelka Maka Al-mukarama oo ay wajigiisa ka muuqato farxad ayaa sheegay in uusan wax niyada jab ah ku keeni dooni qaraxyada maleyishaadka UGUS magaaladda Muqdisho ka geystaan...
Read moreIsu soo baxaan ay maanta sameeeyeen bulshada degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa waxaa uu ahaa mid uu maamulka degmadaasi soo abaabulay ulajeedkiisuna ahaa in nadaafada degmada ay iska kaashadaan...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho