Sii hayaha wasiirka beeraha xukuumadda Soomaaliya ayaa kormeeerkaan uu ku tagay degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha dhexe waxaa ku wehlinayay mudanayaal ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya ,agaasimaha guud ee wasaarada...
Read moreWafdi xildhibaanno ka tirsasn Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa gaaray degmada Cadaado ee gobolka Galgaduuud, halkaas oo si weyn loogu soo dhoweeyey. Wafdigan Xildhibaannada ah oo ka soo ambabaxay magaalada...
Read moreMuqdisho: Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u Dhiska iyo Guriyeynta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Shirweyne ay maanta ku qabatay Huteelka City Palace ee magaalada Muqdisho ayaa waxa ay shaaca kaga...
Read moreWasaaradda Caafimaadka oo kaashaneysa Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta markii seddexaad muddo laba bil gudahooda dalka dibaddiisa ugu dhoofisay dhaawac gaaraya illaa...
Read morehttps://youtu.be/6hev2Z6Ux98 Tarjumada hadalka John Kerry Sharaf ayey ii tahay maanta inaan noqdo xoghayihii uga horreeyey Mareykanka oo booqasho ku yimaada Soomaaliya, waxan la kulmay hogaamiyeyaasha dawladiina iyo wakiilo ka socday...
Read moreXoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka taageerayaan arrimaha ammaanka, siyaasadda, bani'aadamnimada iyo dhismaha ciidammada qalabka sida ee Soomaaliya. Shir jaraa'id oo uu xoghayuhu ku qabtay...
Read moreXogahayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka John Kerry ayaa kulamo kula leh magaalada Muqdisho, masuuliyiinta dowladda Soomaaliya, maddaxda maamullada gobollada iyo wakiillo ka socda bulshada rayidka. Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho