Suldaan C/kariin Maxamed: “Booqashadii madaxweynaha waxey noo aheyd dhiiri gelin”
Salaadiinta iyo odayaasha ku dhaqan gobollada dhexe ayaa soo dhaweeyay booqashadii uu madaxweynaha Jamhuuriyadda ku tagay Dhuusamareeb iyo is afgaradkii laga gaaray wadahadalladii uu madaxweynuhu la yeeshay odayaasha. Suldaan C/kariin...
Read more











