Ciidamada Nabad sugidda Iyo Sirdoonka Qaranka ayaa maanta gacanta ku soo dhigay hub ay maleeshiyaadka Shabaab ku aasteen god ku yaala degmada Deyniile ee go0bolka Banaadir. Qabashada hubkan ayaa yimid...
Read moreBoqortooyada Sacuudiga, ayaa ku dhawaaqday inay dhistay dalal isbaheysi ah oo ka qayb qaata weerarrada xagga cirka ah, ee Khamiista maanta ka bilowday dalka Yemen. Warbixin ay soo saartay dowladda...
Read moreDowladda Mareykanka ayaa soo saartay digniin la xiriirta suurtagalnimada weeraro ka dhaco magaalada Kampala ee dalka Uganda. War ka soo baxay Safaaradda Mareykanku ku leeyahay magaalada Kampala ee dalka Uganda...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib markii uu soo dhameystay booqasho shaqo oo uu ku...
Read moreMadaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gabagabeeyay booqasho 3 maalmood ah oo u ku tegey magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud. Madaxweynaha intii uu joogey Dhuusamareeb...
Read moreTababarkani maanta loo soo xiray askartaan ka tirsan ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa waxaa muddo 3 asbuuc ah siinayay saraakiil ka socday dowladda Turkiga. Askartaan oo tiro ahaan gaareysay 20 ayaa ...
Read moreShirka Golaha wasiirrada ee Todobaadlaha ah, waxayaabaha diiradda lagu saaray waxaa ka mid ah arrimaha Ammaanka, dardargelinta Sharuucda muhiimdka u ah Hiigsiga Soomaaliya xoojinta dhismaha ciidammada...
Read moreWadadaan isku xirta xarrunta Maamulka Degmada Warta Nabadda iyo xaafadda Geed-Jacely ee magaalada Muqdisho oo dhawaan la soo gabo gabeeyay dib u dayactirkeeda, kaddib markii uu sameeyay bur bur xooggan...
Read moreWasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka Soomaaliya ayaa maamul cusub oo dhameystiran u magacowday Degmada Mahadaay ee gobolka Shabeelaha Dhexe. Wareegto ka soo baxday Wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka ayaa Maamulka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho