Arday Soomaaliyeed oo ka qalin jabisay jaamacad ku taalla dalka Malaysiya-SAWIRRO
In ka badan labaatan arday ayaa ka qalin jabisay jaamacadda Inzaniah oo ku taalla gobolka Kedah ee waqooyi galbeed dalka Malaysia. Ardaydan ayaa isugu jiray waxbarashada jaamacadda ee heerka kowaad (Bachelor Degree)...
Read more











