MUUQAAL-Wasiirka Caafimaadka “Dhaawacyada aan dalka wax looga qaban karin caafimaad dibadda ah ayaan u qaadeynaa”
Wasiirka caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya Xaawo Maxamed Xasan oo maanta booqatay dhaawacyada dadkii ku waxyeeloobay qarixii argagixisanimo ee shalay ka dhacay Muqdisho ayaa sheegtay in dhaawacyada gudaha dalka aan wax...
Read more









