Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka jimcaha waxaa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso leh oo ka hadlaya xaaladaha dalka kuwooda ugu saameynta badan....
Read moreGarowe, 19 Febraayo, 2015 Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed iyo Ururka Horumarinta Warbaahinta dalka Finland ee VIKES oo kaashanaya Ururka Saxafiyiinta Puntland (MAP) ayaa tababar soconayay saddex cisho, oo diiradda lagu saaray...
Read moreGolaha Wasiirada ee Xukuumadda Somaliya, ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoominayay ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna R/wasaare ku xigeenka Maxamed Cumar Carte. Kulankan waxaa looga hadlay qodobo ay...
Read moreTaliyaha Guud ee Ciidammada Xoogga dalka Jabuuti ayaa maanta gaaray magaalada Baladweyn ee Xarunta gobolka Hiiraan, isagoo halkaas ay ku soo dhaweeyeen Mas’uuliyiinta Maamulka gobolka Saraakiisha ciidammada Dowladda Soomaaliya iyo...
Read moreWeriyaha Telefeshinka qaranka Soomaaliya ee Xabiib Axmed Cali ayaa ah Mid ka gadisan Weriye yaasha kale ee Cayaaraha Soomaaliya sababtoo ah waxa uu isku darsaday in uu yahay Saxafi iyo...
Read moreKulan ay yeesheen madaxda Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Koonfur Afrika ayaa looga hadlay sidii ay jaaliyadda Somali Communty Board uga qayb qaadan lahayd, dib u soo celinta ganacsatadii Soomaaliyeed ee...
Read moreKulan looga hadlayay maaraynta deeqaha Dowladda Soomaaliya caalamka ay ka hesho islamarkaana uu soo qaban qaabiyay xafiiska xiriirka deeqaha Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada muqdisho. Madaxa hay’adda Xiriirka deeqaale Goboleedka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho