Masuuliyiin ka socota maamullada ASWJ, Ximan Xeeb iyo Galmudug ayaa gaaray magaalada Dhuusamreeb si ay uga qeyb galaan shirka dib u heshiisiinta beelaha gobollada dhexe oo ka socda magaaladaasi. Madaxweynaha...
Read moreMadaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu saakay dalka dib ugu soo laabto, kaddib safar uu maalmihii la soo dhaafay ugu maqnaa dalka Jarmalka. Saraakiil ka tirsan...
Read moreWaxaa goor dhow dalka ingiriiska looga dhawaaqay isku aadka wareega lixaad ee koobka FA Cup-ka. Kooxaha u soo baxay quarter finalka koobka FA Cup-ka ayaa waxa ay u wada ciyaari...
Read moreMogadishu, February 16, 2015 - Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha DibaddaH.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer oo ay wehliyaan Wasiiru dowlaha WasaaraddaH.E. Khaled Omar Ali iyo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda H.E. Ahmed...
Read moreKu simaha Madaxweynaha dalka ahna Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan “Jawaari” ayaa maanta si wadajir ah kulan ula yeeshay Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Dastuurka, Guddigga Baarlamaanka u qaabilsan...
Read moreKooxo hubeysan ayaa Duhurnimadii maanta waxaa ay ku dileen Allaha u naxriistee Maareeye ku xigeenkii garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde Maxamed Kadiye Jimcaale iyo 3 ruux oo uu ku jiro...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho