Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ciidammada Asluubta Soomaaliyeed ku ammaaney sida ay uga soo dhalaaleen hawsha adag ee loo xilsaarey ee dhinacyada difaaca, dhaqancelinta iyo barbaarinta....
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Danjiraha Boqortooyada Netherlands ee arrimaha Soomaaliya Joost Reintjes. Kulankaasi ayaa looga wadahadley xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal....
Read moreWasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Cabdusalam Hadliye Cumer ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Safiirka Jamhuuriyadda Turkey u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Olgan Bekar oo ay ka wada...
Read moreDagaal khasaare geystay ayaa maanta waxaa uu mar kale ka dhacay magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya, dagaalka ayaa waxaa lagu soo waramayaa in hal ruux oo rayid...
Read moreUrurka suxufiyiinta maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa tababar u furay wariyaal gaaraya 30 saxafi kuwaasi oo ka howlgala deegaanada ka tirsan maamulka ximan iyo xeeb. Inta uu socdo tababarka...
Read moreShirka dib u heshiisiinta Beelaha wada dega gobolada Mudug iyo Galgaduud oo maalmihii la soo dhaafay ka socday magaalada Dhuusa Mareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa maanta waxaa laga soo...
Read moreMadaxweynaha Maamulka koonfur galbeed Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wafdi Wasiiro maamulkiisa ah oo muddooyinkan dambe safar shaqo ku kala bixiyay dalka Ethiopia iyo magaalada Muqdisho ayaa maanta...
Read moreWadada isku xerta isgoysyada Howlwadaag iyo Baar Ubax ee lasarayo laami casri ah ayaa waxaa iska kaa shanaya maamulka gobalka baanadir iyo rugta ganacsiga Soomaaliyeed, kaasi oo qeyb ka ah...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho