Wakiil Wareedka Idaacada Kulmiye oo Gaalkacyo lagu dhaawacay iyo NUSOJ oo ku Baaqday Baaritaan deg deg ah
Muqdisho, February 07, 2015 Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ waxaa uu goor dhaweyd ogaaday in lagu dhaawacay Koonfurta magaalada Galkacyo wakiilka wareedka Idaacada Kulmiye ee gobolka Mudug, Wariye Siraaji...
Read more











