Mudaneyaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa in ay ansixiyaan qaraarka afka Soomaaliya iyo taageero loo muujinayo xawaaladaha Soomaalida...
Read moreWAR SAXAAFADEED ANSIXINTA BAARLAMANKA EE GOLAHA WASIIRRADA Muqdisho, Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa taageeray Golaha Wasiirrada ee uu soo dhisey raiisul wasaaraha, iska markaana uu ansixiyey...
Read moreMunaasabadda casho sharafta ah ee uu Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke u sameeyey Xildhibaannada Golaha Shacabka oo aheyd mid qaban qaabadeeda si heer sare ah loosoo agaasimay ayaa waxaa...
Read moreKooxda Arsenal ayaa caawo garoonkeeda Emirates Stadium 2-1 uga badisay kooxda Leicester City. Milkiilaha kooxda Leicester City Vichai Srivaddhanaprabha ayaa inta aysan ciyaarta bilaaban gacan qaaday tababare Nigel Pearson oo...
Read moreBarnaamijka Bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka jimcaha waxaa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso leh oo ka hadlaya xaaladaha dalka kuwooda ugu saameynta badan.
Read moreAgaasimaha Guud ee Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Axmed Xaaji Cabdi oo safar shaqo ku jooga magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa booqdey Machadka Isgaarsiinta Afrika ee marka lasoo gaabiyo...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo gabagabeeyey safarkii uu ku tagay degmada Dhuusa-mareeb ee gobolka Galgaduud, isagoo si rasmi ah u soo furay shirka dib u...
Read moreWasiirradan baaqa nabadeed jeedinayey ayaa kala ahaa wasiirka Amniga Gudaha Mudane C/risaaq Cumar Maxamed, Wasiirka Macdanta iyo Badtoorka, Mudane Maxamed Muqtaar, wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha Mudane Cabdiweli Sheekh Muudey iyo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho