Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka oo lagu dilay Muqdisho
Kooxo hubeysan ayaa goor dhow ku dilay degmada Xamar Jajab Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka oo lagu magacaabi jiray Cabdullaahi Qayaad Barre. Xildhibaanka ayaa la dilay xilli uu ku sii wajahnaa...
Read more











