Bardaale: Tuulooyin lagala wareegay Al-Shabaab
Ciidamada dowladda ayaa howl-gallo lagu sugayo ammaanka ka sameeyay tuulooyin hoos taga degmada Bardaale ee gobolka Baay, halkaas oo ay ka saareen maleeshiyaadka Al-Shabaab. Guddoomiyaha degmada Bardaale Bardaale Maxamed Isaaq...
Read more











