Taliyaha Qeybta 43-aad ee ciidanka Xoogga dalka oo tababar u furay saraakiil ka tirsan qeybta 43-aad.
Taliyaha Qeybta 43-aad ee ciidanka Xoogga dalka ayaa tababar ku saabsan ilaalinta xaquuqda aadanaha u furay ciidan iyo saraakiil ka tirsan qeybta 43-aad. Taliyaha oo la hadlay ciidanka iyo saraakiishii...
Read more











