DAAWO SAWIRRADA: Shirkii Wasiirada Arrimaha dibedda ee IGAD
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa sawirrada shirkii Wasiirada Arrimaha dibadda ee Urur Goboleedka IGAD oo lagu soo gabo gabeeyay Muqdisho.
Read moreAkhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa sawirrada shirkii Wasiirada Arrimaha dibadda ee Urur Goboleedka IGAD oo lagu soo gabo gabeeyay Muqdisho.
Read moreRa’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa soo gabo gabeeyay shirka 53-aad ee Wasiirada Arrimaha dibadda ee Urur Goboleedka IGAD, kaasi oo markii ugu...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa ugu horeyn shacabka Soomaaliyeed ugu mahaceliyay dulqaadka ay muujiyeen...
Read moreWajiga koowaad ee shirka Wasiirada Arrimaha dibadda ee Urur Goboleedka IGAD ayaa la soo gabo gabeeyay, iyadoo iminka ay leeyihiin shir Albaabadu u xiranyihiin oo saxaafaddu ay dibad joog ka...
Read moreMogadishu, 10 January 2015 – Sii Hayaha xilka Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo...
Read moreArdayda wax ka barata Jaamacadda Capital ee magaalada Muqdisho ayaa maanta u fariisatay imtixaanka Teeramka koobaad ee sandka 2014-ka iyo 2015. Ardayda maanta u fariisatay imtixaanka Jaamacadda Capital ayaa ka...
Read moreWararka naga soo gaaraya Hotelka SYL ayaa sheegaya in Shirka Urur Goboleedka IGAD uu Goor dhaw si rasmi ah uga Furmay halkaas kaas oo ay wada Fadhiyaan Wasiirada Arimaha Dibada...
Read moreRa,iisul wasaarihii Hore Ee Dalka Somalia Mudane Nuur Xasan Xuseen {Nuur cadde} oo Wareysi siinayay Radiomuqdisho ayaa waxaa uu ka hadlay Shirka Urur Goboleedka IGAD oo Isagu maanta si rasmi...
Read moreMadaxweynihii Hore Ee Somalia Mudane Cabdi Qaasim Salaad Xasan oo Wareysi Gaar ah siiyay Radiomuqdisho Isagoo ku sugan Wadanka Masar ayaa waxaa uu ka hadlay Dareenkiisa in Mudo 29 Sano...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho