Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo bogaadiyay Howlagallada amniga lagu xaqiijinayo ee ka socda Caasimadda
Wasiirka Arrimaha Gudah Fedaraalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi oo Bogaadiyay Howlgallada Wax ku-oolka ah ee Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ay ku badbaadinayaan nafta iyo maalka...
Read more











