Dab khasaaro kala duwan dhaliyey oo xalay ka kacay Suuqa Bakaaraha.
Kooxda Dab damiska Gobolka Banaadir oo kaashaneyso Ganacsatada Suuqa Bakaaraha ayaa ku guuleystay in ay damiyaan dab ka kacay gudaha Suuqa weyn ee Bakaaraha, dabkaas ayaa geestay qasaaro hantiyeed. Maamulka...
Read more











