Ganacsatada degmada X/weyne oo gudi maamul ah sameystay ” SAWIRO”
Munaasabadani lagu dooranayay gudoomiyaha gudiga ganacsatada degmada Xamar weyne ee gobolka Banaadir oo maanta lagu qabtay degmadaasi , ayaa waxaa ka qaybgalay xubno ka socoday wasaaradda maaliyadda Soomaaliya maamulka gobolka ...
Read more

