Doorashada Kursiga tirsigiisu yahay HOP#147 oo la shaaciyay
Guddiga KMG ee doorashooyinka kuraasta ka banaan Baarlamaanka 11aad ee JFS ayaa shaaciyay Jadwalka qabashada kursiga tirsigiisu yahay HOP#147 oo deegaan doorashadiisu tahay magaalada Dhuusamareeb. Guddiga isaga oo gudanaya waajibaadka...
Read more











