Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo la kulmay koox ka socoto hay’adda Global Protection Team
Guddoomiyaha hay’adda Mareeynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamud Macallin Cabdulle iyo qaar ka mida madaxda hay’adda ayaa kulan kula qaatay Magaalada Muqdisho koox ka socoto hay’adda Global Protection Team. kulanka ayaa...
Read more











