Manchester City oo u Soo Dhawaatay Kooxda Chelsea “SAWIRRO”
Kooxda Manchester City ayaa sedax dhibcood u soo jirsatay kooxda Chelsea oo hogaamineyso horyaalka ingiriiska,kadib markii ay 1-0 uga badisay kooxda Everton. Kooxda Manchester City ayaa waxaa bilowgii ciyaarta ka...
Read more

