Wasaaradda dhalinyarada iyo cayaaraha oo war kasoo saartay doorashada Xiriirka Kubadda cagta.
Wasaaradda dhalinyarada iyo cayaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya iyadoo ka duulaysa xilka ka saaran Midnimada iyo isku wadka bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan bahda Ciyaaraha waxay caddaynaysaa inaan doorasho hal...
Read more









