Wasiiru Dowllaha Wasaaradda Caafimaadka XFS oo ka qeyb gashay Kalfadhiga 36-aad ee Madasha Wasiiradda caafimaadka CDC Africa
Wasiiru Dowllaha Wasaaradda Caafimaadka Dr. Maryan Maxamad Xuseen oo matalaysa Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeybgashay Kalfadhiga 36-aad ee Madasha Wasiiradda caafimaadka CDC Africa kaasoo kadhacay magaalada Addis Ababa ee...
Read more











