Saraakiisha Hoggaaminaysa Abaabulka Dagaal ee khawaariijta ee ka socda deegaanada gobolka bakool oo gaaray deegaanka Aato.
Wafdigaan saraakiisha ah ee gaaray deegaanka Aato gobolka Bakool waxa horkacayay Taliyaha Ciidamada daraawiishta dowlad goboleedka koonfur galbeed Gaashanle Yuunas Adan Xasan waxana safarka kormeerka ku wehliyey Taliyaha Ururka 17...
Read more











