Ciidanka xoogga dalka oo la wareegay magaalada Galcad ee gobolka Galgaduud
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanayo kuwa degaanka ayaa saakay si buuxda khawaarijta kala wareegay magaalada Galcad ee gobolka Galgaduud,halkaa oo ay argagixisada mudda dhibaato ku hayeen dadka shacabka ah...
Read more











