Madaxweynaha Galmudug oo shir gudoomiyay Kulan looga hadlayay adkeynta amniga Degmada Xarardheere.
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye ayaa shir gudoomiyay Kulan looga hadlayay adkaynta ,xoojinta Amniga Degmada Xarardheere iyo xoraynta Deegaanada kale ee khawaarijta Al-shabaab ka joogaan Galmudug. Kulanka ayaa waxaa goobjoog...
Read more











