Ciidamada Israa’iil oo Daanta Galbeed ku dilay laba qof oo Falastiiniyiin ah
Labo qof oo falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay weerar ay ciidamada Israa’iil ku qaadeen magaalada Nablus ee daanta galbeed ee la haysto, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka Falastiin. Wakaalladda Wararka...
Read more











