Bannaanbaxyo looga horjeedo xukuumadda cusub oo ka dhacay Israa’iil
Kumanaan Israa’iiliyiin ah ayaa isugu soo baxay waddooyinka ,iyafoo ka ashtakoonaya qorshaha xukuumadda Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu oo la tilmaamay I uu halis ku yahay dimuqraadiyadda iyo xorriyadda. Dibad-baxayaasha isugu...
Read more











