Wasiir ku-xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya oo soo dhaweeyay wakiilka cusub ee Midowga Afrika
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Mudane Isaaq Maxamuud Mursal, ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyay wakiilka cusub ee Midowga Afrika, H.E....
Read more











