Bulshada Dhuusamareeb oo saakay u dareeray Doorashada Xildhibaanada golaha deegaanka
Shacabka ku nool Magaalada Dhuusamareeb ayaa maanta u dareerey Doorashada Xildhibaanada golaha deegaanka oo ay noqoneyso markii ugu horeysay ee Caasimadu yeelato golle deegaan. Ergo dhan 5-xubnood ayaa kala dooran...
Read more











