Wasiirka warfaafinta XFS oo khadka telefoonka kula hadlay Madaxa Qaranka ee golaha sare ee warfaafinta Jamhuuriyadda Masar
Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda federaalka Soomaaliya Daa’uud Aways Jaamac ayaa khadka telefoonka kula hadlay Madaxa Qaranka ee Golaha Sare ee Warfaafinta Jamhuuriyadda Masar Karam Gabar. Labada mas’uul ayaa...
Read more











