Guddoomiye Cabdi Xaashi oo la kulmay guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Turkiga+Sawirro
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS, Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa magaalada Ankara ee dalka Turkiga kula kulmay Guddoomiyaha Baarlamaanka Turkiga, Mudane Mustafa Sentop, iyagoo kawada hadlay adkaynta xiriirka soo jireenka...
Read more











