Ergeyga gaarka ah ee gurmadka abaaraha oo gaaray magaalada Ottawa ee dalka Canada
Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabbilsan Gurmadka Abaaraha, Xildhibaan Cabdiraxaan Cabdishakuur Warsame ayaa xalay gaaray magaalada Ottawa ee dalka Canada. Ergeyga oo dalka Canada ku tegey booqasho hawladeed...
Read more











