Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo loo doortay guddoomiyaha guddiga doorashada guddoonka golaha shacabka
Xubnaha Guddiga qaban qaabada doorashada guddoonka golaha shacabka Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo kulankoodii ugu horeeyay maanta yeeshay ayaa doortay guddoomiye iyo xoghayaha guddiga. Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa loo doortay...
Read more











