Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo wada Shahaada siinta Xildhibaannada Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya:
Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ay wali wada Shahaada siinta xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya,iyadoo wali xarunta guddiga ay soo gaarayaan xildhinnada aan wali qaadan Shahaadada sii ay...
Read more











