Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo la kulmay safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya
Wasiirka wasaaradda Gaashaandhiga xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Danjiraha Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya Tiina Intelmann. Wasiirka iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay...
Read more











