Ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka oo hawlgalo qorshaysan ka fuliyey Degmooyinka Hilwaa iyo Kaxda
Ciidamada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa howlgalo qorsheysan ka fuliyay degmooyinka Hilwaa iyo Kaxda, hawlgaladan ayaa lahaa bartilmaameedyo cayiman oo indhaha lagu hayay. Saraakiisha iyo Ciidamada fulinayey howlgalkan ayaa...
Read more











