Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday xarunta Safaaradda Soomaaliyeed ee dalka Masar
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku gudajira booqashadiisa rasmiga ah ee uu ku joogo dalka Masar, ayaa booqday xarunta Safaaradda Soomaaliyeed ee dalkaas. Safiir ka dalka Masar ahna...
Read more











