Guddiga Doorashooyinka oo fariin u diray xildhibaanada BFS.
Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ayaa xildhibaanada Shahaadada qaatay usoo diray fariin ku aadan xiliga Dhaarinta xildhibaanada cusub ee Baarlamaaka Federaalka ah ee Soomaaliya. Guddiga ayaa markale Shaaciyey in Maalinta Khamiista...
Read more











